Dooh-bijoohaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro, dhinac laba dhibcood ku leh, dhinaca kalena afar. ld joohaar-bidooh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dooh-bijoohaar ↴
joohaar-bidooh |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg