Dooribeyn

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Qalab yar oo bikaaco leh oo waxa fog muuqaalkooda soo dhaweeya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dooribeyn

xoqad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg