Doorshaan
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Cayayaan wasakh ku nool ah oo leh qolof adag, baalal iyo lix lugood; xaarwalwaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doorshaan ↴
ursato | caanaggocato | caanallul |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

