Dorraad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Maalinta la joogo maalinteeda saddexaad ee la soo dhaafay, maalintii shalay ka horreysay. ld darraad, dorraato.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dorraad

darraad | dorraato |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg