Dowr

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rar, m.l)

1. Ceel biyihii ka guureen, goof, gorof. 2. (riw.) ld door. Kaalin.


Dowr

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rar/-rtay, m.l)

Ceel biyihii ka guureen oo muddo qallallaa noqosho. ld dawr².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dowr

dawr | dawr | dawrid | door | dowrid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg