Dubaarad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac ka wada cad, ama dhibco is la eg ku leh; habar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dubaarad ↴
habar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg