Dubbadhac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld dubbadhicid.


Dubbadhac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dhici)

Isku d.: is abaabulid; is habayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dubbadhac

dubbadhicid | iskuddubbadhac | iskuddubbadhac | iskuddubbadhacmo | ridmo | ruugaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg