Dubnax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Naxariis; jixinjix.

Dubnax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -nixi)

U d.: cid dhibaato haysato uga jixinjixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dubnax

dubnixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg