Duddumagale

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Naasley dabaggaallaha la bah ah, laakiin wax yar ka roon, koox koox u socda, oo duddumooyinka gala; kadabjiir.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duddumagale


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg