Duddumo-yulug
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nooc duddumada ka mid ah oo aan lahayn sal ballaaran lehna fiiq dheer oo dhuuban. ld dundumo-yulug.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duddumo-yulug ↴
dundumo-yulug |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg