Dudis

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Neef irmaan caalsaar samayn.


Dudis

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Neef xoolaad oo ay adagtahay in caanaha laga dhammeeyo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dudis

dudid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg