dufantiryo
(m.dh)1. ld dufantirasho. Tiridda dufan layska tiro. 2. Dufandawaco.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dufantiryo ↴
dufantirasho [m.f.dh]
eeg dufantiro. ld dufantirad, dufantiryo (1).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg