dulsaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rmay, -rantay; -rmi)

Lacag la amaahday faa'iido ku korortay noqosho.

dulsaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Ood weyn oo godaha laga keymamiyo ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulsaaran

waddaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Badeeco wax si nadaamsan isu dulsaaran ahaansho. 2. Meel wax waddo laga dhigay ahaansho.

dulsaarmid [m.f.dh]
eeg dulsaaran¹.

dulsaarnaan [m.f.dh]
eeg dulsaaran². ld dulsarnaansho.

qayaayo [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
1. Q. ah: wax qabyo ah oo waxa ka dhimani ay iin u yeeleyso. 2. Faro, ilko iwm oo is dulsaaran.

shiid [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Cid dhagax ku tuurid. 2. (f.g) Wax burburin. 3. (f.g) Laba dhagax oo is dulsaaran badar ku daqiijin. 4. (f.mg) Biyo hoos ugu degid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg