dundun
(m.l)

ld diddin¹.

dundun
(m.l)

Mawduuc, arrin, baab.

dundun
(m.dh)

ld duddun.

dundun
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-umay, -untay; -umi)

ld diddin².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dundun

duddun [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-ooyin, m.l)
Taallo dhoob adag ka samaysan, godad leh oo nooc aboorka ka mid ahi candhuuftiisa ku dhiso. ld duddumo, dundumo, dundun³.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg