Dunqaare

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dalool yar oo weel caanoodka loo yeelo. 2. ld dunqaaro (1).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dunqaare

dunqaaree | dunqaareyn | dunqaaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg