Duraab
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Biyo maax ah oo ceel ku jira.
Duraab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Ceel maaxasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duraab ↴
duraabid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg