Durdur-kulul
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro ..., m.dh)(jool.) Il dabiici ah oo biyaheedu kululyihiin, taas oo biyo kulul iyo qiiq kor u soo tuurta, amminta u dhexaysa kor u soo tuuridda way isla ekaan kartaa ama way kala duwanaan kartaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga durdur-kulul ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

