Durduri

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Biyo si joogto ah oo aan kala go'lahayn u socosho.

Durduri

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Si culus u ordid (geel); baabbacayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga durduri

qaatime | durdurid | durdurin | durduris | tumo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg