Duufaan

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Dabayl xoog leh, roob wadata oo waxyeello dhulka gaarsiisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duufaan

badxidhan | baraf-dhagax | dabayl-bataax | duufaan-kulaalay | duufaan-onkodle | nujub | saxar-qaad | tayfuun | toornaado |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg