Duufsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Wax la duufsaday noqosho.
Duufsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax la duufsaday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duufsan ↴
duufsamid | duufsanaan | duufsanaansho | ilduufsan | ilduufsanaan | ilduufsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg