Duugkufaar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)Hanti weyn oo ka kooban badanaa dahab iwm oo ummado hore looga haray.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duugkufaar ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

