Duugmo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Daliigidda qof muruqyadu xanuunayaan la daliigo. 2. Jilcinta harag la jilciyo, iyada oo la daliigayo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duugmo


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg