Ebyan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax la dhammaystiray noqosho. ld ebyoon¹. ebyoon


Ebyan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax la dhammaystiray ahaansho. ld ebyoon². ebyoon


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ebyan

ebyamid | ebyanaan | ebyanaansho | ebyoon | ebyoonaan | ebyoonaansho | dhammaysan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg