Eeraan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Socod ama orod badan. 2. Ee. ah: nooc geela ka mid ah oo dhaadheer.
Mayeeraan*
Dhallaanka ama ilmaha aadka u yar ee aan wili hadaaq baranin
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eeraan ↴
laandheeraan | laandheeraansho | cimridheeraan | cimridheeraansho | dabadheeraan | dabadheeraansho | dheeraan | dheeraansho | fiiradheeraan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg