Ekow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-kaaday, -kaatay)

1. Xoolo meel ku baahid. 2. Ku e.: meel ku sugnaan. 3. U e.: wax, wax kale muuqaalkiisa leh noqosho. 4. La e.: wax, wax kale la jin ah noqosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ekow

ekaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg