Embolas
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)(daaw.) Walax, sida: xinjir, dufan, hawo, xabka ilamaha, dhiigaa raaca ka dibna ku joogsada meel oo xididka awda; dhiiggana halkaas wareegiisa ku joojiya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga embolas ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

