Ereybixin
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg ereybixi.
Ereybixin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. (nax.) Siinta magac u gaar ah laa siiyo farsamo; fikrad, cilmiyeed iwm. 2. Wadajirka ereyo u gaar ah hal bed aqooneed ama farsamo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ereybixin ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg