Eri

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld ari. 2. Cayrinta la cayriyo xoolo, dad, baabuur iwm.

Eri

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld eryid.

Eri

Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-ryay, -riday/risay; -ryi)

1. Wax cayrin. 2. Nafley meel ay ku noolayd in ay joogto u diidid. 3. Ku e.: dalool wax ku librin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eri

waabberi | waabberiisasho | waabberiisii | waabberiisiin | waabberiiso | waaberi | jaahwareeri | jaahwareerid | jaahwareerin | baaderi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg