Eriley

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-yo, m.l/dh)

1. ld eraley. Naag qaylo badan oo dad la dhaqankeedu xunyahay. 2. Dadka ariga dhaqda.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eriley

eraley |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg