Eynaad
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(bot.) Geed leh caleemo yaryar, qodxo gaagaaban, ur silloon iyo asal guduudan; tarraxo. ld eynood.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eynaad ↴
uurweynaad | beynaad | eynood |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

