Faaqid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld faaqidid.

Faaqid

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Shay dhumay oo la raadinayo wax kale ka dhex baarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faaqid

dulufaaqid | faaqidaad | faaqidid | lifaaqid | rafaaqid | rifaaqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg