Faaradee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Alwaax faarad ama raando ku simid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faaradee

faaradayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg