Faarumee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)U f.: hal la maalayo haaneedin. Tus. “Hashii baa Cali faarumeeyey”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faarumee ↴
faarumayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg