Fadhi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Qaabka iyo xaalada qof salka dhulka ku haya. 2.(-iyo, m.dh) Rug la degganyahay. Tus. “Fadhigeygu waa Afgooye”. 3. Lo' tiradeedu boqol gaartay. 4. Shir muhim ah. Tus. “Fadhigii shalay la galay go'aan wax-ku-ool ah ayaa ka soo baxay”. 5. Caano f. ah: caano garoor ah; eedaq. 6. Qolka f.ga: qol loogu taloggalay in la fadhiisto. 7. ld fadhiyid.
Fadhi
Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)1. Salka meel dhigid. 2. Rasmi ahaan meel u degid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fadhi ↴
aag | qaabbilo | xaafood | gaaf | gaafal | kaadidhiig | kaalbaa | qaayimo | xagalo | yadan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg