Faduuli
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:F. ah: qof wax aan loo dirsan ama aan raalli looga ahayn ama aan daniba ugu jirin, iska dhexgala; aabi iyo faduul badan.
Faduuli
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Cid faduul ku samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faduuli ↴
daandaanso | faduulin | faduulis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg