Falanqee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-qeeyay, -qaysay)Arrin si dhab ah uga doodid; arrin u kuurgelid, arrin gudo gelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga falanqee ↴
falanqayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg