Falfalliiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax falfalliir leh noqosho.


Falfalliiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax falfalliir leh ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga falfalliiran

falfalliirmid | falfalliirnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg