Fallis

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Tartan lagu tartamo qiimakordhin, badeeco la naadinayo. 2. ld fallisid.


Fallis

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Ku f.: badeeco la naadinayo qiime la gaarsiiyey wax ku kordhin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fallis

fallisid | hawee |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg