Fangal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Faras la fuushanyahay oo fankiisa qof kale la fariisiyo. ld fangelid.


Fangal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)

Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid. ld fansaar³.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fangal

fangelid | fansaar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg