Fangi
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-iyo, m.dh)(baay.) Koox ka tirsan dhirta yar yar oo aan lahayn cagaariye.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fangi ↴
caabuqtire | boodh | borotista | kalabbixiye | kaytiin | meertada kaarboon |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg