Fanhoraad
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)Dusha xoolaha la rarto dhankeeda hore ee garbaha xiga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fanhoraad ↴
dhoonhoraad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

