Fannaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-niin/-nno, m.dh)1. Nin masrax ka heesa. 2. Nin fanka ku xeel dheer.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fannaan ↴
fannaanad | hoobalad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg