Fano

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ntay, -natay)

Meel fuuliddeedu dhib tahay, xeelad ku korid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fano

fanasho | geyfanow |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg