Fanqooji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax, wax kale in yar kor uga qaadid. ld fanjooqi.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fanqooji

fanjooqi | fanjooqin | fanjooqis | fanqoojin | fanqoojis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg