fanqooqso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Wax lagu fadhiyey in yar kor uga kicid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fanqooqso

fanqooqsasho [m.f.dh]
eeg fanqooqso. ld fanqooqsad, fanqooqsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg