faquuqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)Nafley intii ay la nooleyd wax ka takooran ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faquuqan ↴
faquuqnaan [m.f.dh]
eeg faquuqan. ld faquuqnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg