Faraggirgir
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Gacanta dhabarkeeda oo cid lagu dhufto. ld faraggoror, farajirjir.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faraggirgir ↴
faraggorgor | farajirjir |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

