Farakalabbixid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Faro ka qaadidda cid faraha laga qado; dayrin. ld farakalabbax (2).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farakalabbixid

farakalabbax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg