faranfardo
(m.dh)

Orod boodboodid leh oo ay sameeyaan xoolaha iyo carruurtu xilliyada barwaaqada ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faranfardo

faranfardee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -daysay)
1. Faranfardo samayn, birinbirqayn. 2. Kor u boodboodid (siiba kalluunka marka biyaha laga soo saaro).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg