Faraqaris

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Cabbir da'mada roobka lagu cabbiro oo rays-qotonku faraha dhexdooda le'egyahay. ld faraqarrar¹ (3).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faraqaris

faraqarrar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg